Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Ashraf Azmi Abu Hamdan & ilaaladiisa

Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandoska DF ee DanabĀ  ayay sheegeen iney ku dileen mid ka mid saraakiisha ajnabiga ah ee Alshabaab u qaabilsanaa dhinaca tababarada, kaasoo lagu magacaabo Ashraf azmi Abu (Hamdan) una dhashay dalka Nepal ee qaaradda Aasiya. Saraakiisha Danab ayaa intaas ku daray in Howlgalkan uu ka dhacay degaanada Buur-gaduud, Waabo, … Continue reading Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Ashraf Azmi Abu Hamdan & ilaaladiisa